Qarax lagu weeraray Maqaayad ku taalla Magaalada Ontario ee dalka Canada (Daawo Sawrro)

Booliska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeen. Saraakiisha ayaa sheegay in 15 qof ay ku dhaawacmeen qaraxa oo habeenkii khamiista ka dhacay maqaayadda Bombay Bhel ee magaalada Mississauga ee gobolka Ontario. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in 3 ka mid ah dadka dhaawacmay … Continue reading Qarax lagu weeraray Maqaayad ku taalla Magaalada Ontario ee dalka Canada (Daawo Sawrro)